Timuhu waa
shay muhiim ino ah dhanka quruxda, Aadamaha ayaa dhammaantod ka siman aragtida
daryeelka timaha wayo waxay u arkaan melaha quruxdooda laga eego xata
adigaganba aragtida aaminsan,Hadaba si taa loogaadho waxaynu u bahanahay inan
ogano waxyabaha dhirigaliya bixitanka wanaagsan ee timaha sidokalena inan ka
hortagno waxyabaha keenikara daadashada timaha.waxaan halkan hoose kugula
wadagaya dhawr shay oo dhirigalinaya bixitanka wanaagsan ee timaha,
1.Qaado faytamiino iyo
Macdanaha loo bahanyahay
Timuhu waxay
u bahanyihiin inay helan xadiyo kala duwan oo faytamiina sida faytamiin A,C,D
iyo E sidokale macdanaha Zink iyo iron kuwani dhammaantod midwaliba shaqo gaara
buu u qabta timaha.
2.Isticmaal shaanboga
kugu haboon
Inaad
isticmaasho shaanboga ku haboon timahagu waxay ka hortagaysa khatar ku timada
timahaga sidokale inaad hubiso tariikhdisa ayaa iyana muhiima,waxkale oo lagu
talinaya inaanad bedbedlin nooca shaanboga aad isticmaasho markasta.
3.Qalaji timahaaga si
degen
Marka aad
timahaaga qalajinayso aad hawgu xoqin tuwaalka taasi waxay horseedi karta
dhawac ku yimaada duleelada timahaaga.
4.Saliid mari markaad
maydho ka dib
Markasta oo
aad shaanbo ku maydho wuxu ka kaxaynaya salidi dabiciga ahayad ee timuhu
lahaayeen sidaa darteed wa inaad marisa saliid si aad ugu biiso qalayalka badan timaha.
5.Baro sida loo maareeyo Istareska
0 Comments