1.bedel habnololeedkaagii hore
Inaad wada
bedesho qabnololedkaga oo dhammi ma fududa balse ugu yaran wuxuun ka bedel tani
waxay kaa cawinaysaa isbel ku yimada noloshada samayno kala duwana ku yeesha
shaqsiyadada sidokale qaabcunteedkaga ayaa wax wayni iska bedeli doonaan.
2.same jimicsiga ugaarka ah caloosha malinkasta
3.lugee masaafo si joogta ah
Lugta aad
subax kasta lugaynayso waxay kaa cawindoonta dhimista baruurta jidhkaagu kaydsaday
taasoo fure u ah in colooshuna ay ku
yarankarto.
4.Ha cunin cunooyinka ay sonkortu ku
badantay
Cunitaanka badan
ee cunooyinka macmacaan sida jukuleetada ayaa ah mid si wayn kor ugu qaadaysa
misankaga jidheed gaarahan calooshada si aad u yarayso calooshada fadalan jooji
macmacanka badan.
5. Cab malinkasta Shaaha cagaran
Shaahakiisa cagaran ayaa noqonaya midkan ugu wanaagsan marka loo eego dhanka waxa la cabo ee ugu haboon dhimista baruurta dheeriga ee jidhka iyo goyanta caloosha.
6.iska yare cunista cuntooyinka ay ku
badantahay duxdu
Cuntooyinka
dufankodu badanyahay waxay ka qayabqataan inay siyado calooshadu jidhkana waxay
ka cawinayansaa inuu kadysado dux an lo bahnayn.
0 Comments