Latest Article

6/recent/ticker-posts

Faaiidoyinka caafimaad ee laga helo jimicsiga

 

Jiimku waa dhaqajinta jidhka sababo cafmaad awed loo dhaqjiyo wana shay lagama marman u ah adamaha wuxu ka hortagaa dhibaatooyinka caafimaad oo dhan sida; dhiigkarka,macaanka iyo calol-istaaga kaaso korinaya muruqyadada korna uqadaya dhecanada jidhkaagu so sarayo sido kale wuxu kor uqada qulqulka dhiigga wayo waxa baladhanaya xiddida dhiigwadyasha ee jidhkaaga deed si fudud ayuu u dhexmarya dhiiggu,Dhiiguna wuxu si hawalyar ku gaadhsinaya duxdi uu xamarsana dhamman qaybaha kaladuwan ee jidhka,faadiyonka ugu muhimsan ee jimicsiga laga hela waa kuwan;

 1: dhimista misanka qofka

Hadiba aad jeceshay inaad noqoto qofleh jidhquxbadan oo is leeg sidokalena xadiga misankaga aad rabto inu hoos u dhaco same jimcisi joogta sida malinle ama todobaadleh ah.

2: dhimista isku buuqa  

Markasto oo uu hoos u dhaco heerka dufanka dhiiggu waxa kordha  qulqulka dhiigga taasbadalkedna waxa hoos loo dhigaa culaska nafsaniga sida isku buuqa iyo maxad xanunka.

3: kordhinta bahida loo qabo cuntada 

Jimicsiga joogtada ee jidhku wuxu kordhiya qaadshada cuntada sababto ah jidhku marku shaqeyo wuxu isticmalaya dhammaan tamartisi ded waxa la dalbaya in la helo tamarkale oo dheeriya taasina waxay carinaysa baahi dhinaca cuntada.


Post a Comment

0 Comments